Dhalinyaro fursado shaqo ka helay goobaha dalxiiska Baydhabo

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira dhalinyaro fara badan oo shaqa abuur ka Haley goobaha dalxiiska ee magalada baydhabo kuwaasi oo bartey Xirfada kaamrida ayigoona soo bandhiga sawiro iyo vedioyaal soo muujinaaya quruxda magalada iyo sidoo kale deegaanka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here