Dhalinyaro fursado shaqo ka helay gooba Ganacsi oo ku yaal Dhoobley

0
136
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa waxaa ku nool dhalinayaro badan ku waas oo ka shaqeeya baqaarada lagu raashinka noocyadiisa kala duwan.
Dhalinyaradan ka shaqeeya goobaha lagu iibiyo raashinka qutul daruuriga ayaa ka waramay qaabka ay u shaqeystaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here