Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Geerashyada lagu cilad bixiya Gaadiidka

0
34
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ilaa 6 Dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkaana shaqo la’aan ahaa ayaa fursado shaqo ka helay Garaashka mooto oo ku yaallo xaafadda kooshin ee Baladweyne.
Dhalinyaradaan ayaa cilida bixiyo baabauurta ay ka mid yahiin Bajaajka nohada iyo matoorada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here