Dhalinyaro fursado shaqo ka helay deeganada loo barakacay ee duleedka Baladweyne

0
116

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Axmed Muxumed Xuseen waa mid kamid ah dhalinyarada Baladweyne waxa uuna fursad shaqo ka abuurtay xaafada Ceeljaale ee Baladweyne halkaasoo ah xaafada ay ubarakaceen shacabka.

Axmed ayaa furtay xarun uu ku ciladbixiyo taleefanada isaga oo si maalinle ah usoo saarta nolosha Qoyskiisa.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here