Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Warshaddan oo ah mid ay dhalinyaradu si iskood ah u bilaabeen, kadib markii ay heleen tababaro waxa ay goansadeen ineey sosaraan sabanta dharka lagudhaqa iyo shanboyin ku waas oo dalka dibadisa laga keeni jiray U jeedka mashruucan ayana ah in la helo badeeco gudaha lagu farsameeyo, laguna beddelo saabuunta laga keeno dibadda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.