Dhalinyaro baratay Xirfado kala duwan oo maal-galin loogu sameeyay Kismaayo

0
250
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa magaalada Kismaayo ku nool dhalinyaro leh hal abuuro kala duwan  isla mar ahaantana hadii ay soo bandhigaan fikradohooda hal abuur laguna maal galiyo ay noloshooda wax ka badali karaan sidoo kale waxaa jira dhalinyo loo tababaray sidii ay u soo bandhigi lahaayeen xirfadaha hal abuur ee ay leeyihiin laguna maar galiyay.
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Dowlad Gobledka Jubbaland oo kaa shanayso Hay’adaha deeq bixiyayaasha ah  ayaa maal galin u samaaysay  ilaa 80 dhalinyaro ah oo la yimid xirfado hal abuur isla markaana  mudo saddex bilod ah loo tababaray sidii ay xirfadohooda ugu shaqaysan lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here