Dhalinyaro baratay dhar tolista oo Baydhabo ka furtay xarun ay ku shaqaystaan

0
89

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Boqolaal dhalinyaro ah oo shaqo la’aan ku ahaa magaalada Baydhabo ayaa qaarkood fursad ka helay goobo lagu barto xirfadaha gacmaha, Waxeyna barteen tolista dharka, mudo kadib waxay ka mid yihiin kuwa goobaha dharka lagu tolo ku leh Baydhabo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here