Dhalinyaro badan oo noloshooda iyo tan qoyskooda ka maareeyo xirfada kabo caseynta 

0
193

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)- Maxamed Maxamud Xuseen waa wiil dhalinyara ah oo ku nool magaalada Kismaayo wuxuu baalaasha Kabaha taas oo uu ku maareeyo noloshiisa iyo tan qoyskiisa, wuxuuna sheegay inuu yahay shaqsi ku faraxsan shaqadaan mar uu La hadlaayey Idaacadda Waamo.

Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here