Dhalinyaro aqoonyahano ah oo bulshada kismaayo ugu baaqay in dhiigooda ay ku caawiyaan bukaanada.

0
292

Kismaayo(Idaacada Waamo)Isbitaalka guud ee Kismaayo qeybta dhiiga keydinta iyo bixinta ayaa waxa ka dadka ka faa’iidaysta hoyooyinka ku dhala gudaha Isbitaalka.

Qaar ka mida dhalinyarada ku nool Maagalada Kismaayo ayaa xarunta dhiig keydinta iyo bixinta utaga sida ay dhiigooda ugu caawin lahaayeen bukanada u baahan iyagoona bulshada ugu baaqay in dhiigoda ku caawiyaan bukaanada kala duwan ee ku jira isbitaalka weyn ee magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here