Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururka Dhalinyarada Degmada Kismaayo oo maalmahan lasoo dhaafay waday olole ballaaran oo bilic soo celin ah iskuguna jiray nadaafad iyo dhir-beeris ayaa duleedka magaalada Kismaayo loogu sameeyay kulan qado ah kaas oo loogu talagalay mahadcelin iyo dhiirrigelin.
Kulanka dhiirrigelinta iyo mahadcelinta ee qadada ayaa waxa soo agaasimay Guddoomiyaha Ururka Dhalinyarada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.