Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada oo ah boqolkiiba 75% dadka dadka soomaliyeed ayaa waxaa xiligaan meelo badan oo dalka kamid ah kuheysato shaqo la.aan taaso ay sababtay in dhalinyarada ay waayaan badan kood wax fursado shaqo ah qaar kamid ah dhalinayarada kunool magaalda Kismaayo ee xaruunta Gobolka Jubbada Hoose oo lahadlayay idaacada waamo ayaa kahadlay shaqo la.aanta heysato waxeyna Dowlad Goboleedka Jubbaland kacodsadeen in dhalinyarada ay u sii laban laabto dadaalada ay xirfadaha ugu Abuureyso si ay dhalinyarada ugu Abuurmaan shaqooyin
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.