Dhalinyaradda Magaalada Kismaayo oo ka hadlay shaqo la`aanta heysato Dhalinyaradda

0
163

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinayarada kunool magaalda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo la hadlay Idaacadda Waamo ayaa ka hadlay shaqo la`aanta heysato waxeyna dowlad goboleedka Jubbaland ka codsadeen in dhalinyarada ay u sii labo`laabto dadaalada ay xirfadaha ugu abuureyso si ay dhalinyarada ugu abuurmaan shaqooyin.

Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here