Dhalinyarada Xirfadleyda Magaalada Baydhabo Oo dalbaday in lagu Taageero Horumarinta Xirfadooda

0
168

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool degaanada KGS waxay is kugu jiraan kuwo waxbarashada ka gareen dugsiyada sare ilaa heerka kowaad ee Jaamacada iyo kuwo kale oo aan wax barshada meel wanaagsan ka gaarin.

Dhalinyrada kunool KGS qaarkooda xiligaani waxey ka mid yihiin kuwo u baahan in loo sameeyo shaqo abuur si ay beri mustaqbalkooda ugu hagaajiyaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here