Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada dib uga soo laabtay xeryaha qoxootiga dalka Kenya ee ku nool xaafada mid nimo ee magaalada kismaayo ayaa maamulka Jubbalnad ka Codsaday in loo sameeyo garoon ay ku ciyaaraan kubadda,Waxa ayna si gaar ah ugu codsaday wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.