Dhalinyarada Xaafada Buula-bartire oo codsaday Garoon ay Kubada ku Ciyaaraan

0
482

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dhalinyarada Xaafada Buula-bartire ee magaalada Kismaayo ayaa waxay wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha Jubbaland ka codsadeen in loo sameeyo garoon Kubada cagta iyo sidoo kale agab isboortis.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here