Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tayeeynta waxbarashada waxa ay kaalin weyn ka qaadaneysa Horumarka guud ee dalka iyo Horumarka Magaalo walba oo Waxbarashadeeda la tayeeyay.
Qaar ka mid Dhalinyarada waxbartay ee ku nool Magaalada Dhoobley ayaa ku baaqay in la tayeeyo waxbarashada degmada iyo guud ahaan tan Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.