Kismaayo(Waamo Radio)- Markii ay burburtay Dowladii dhexe ee dalka Sanadkii 1991 waxaa meesha ka baxay adeegyo badan oo bulshada muhiim u ahaa, kuwaas oo ay waxbarashadu ka mid aheyd intii dalku uu burburka ku jiray dhalinyaro badan oo Soomaaliyed ayaa waxay waxbarasho u doonteen wadamada badan oo ka baxsan dalka.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.