Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farmsada gacanta ayaa waxaa ay door wanaagsan ay ka qadataa hormarinta xirfadhaha waxiyna bulshada ay fahameen muhiimada ay leedahay barshada Farsamada Gacanta
Xarunta Farsamada gacanta KTI ayaa waxaa ay ka mid tahay xarumaha kale duwan ee lagu barto noocyada kale duwan ee farsmada Gacanta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.