Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalanyarada Soomaaliyed oo ayaa burburki dowladdi dhexe kadib waxa ay noqdeen kuwa inta badan dalka iskaga haymay iyagona qarkood galay safara halis badan oo badankood naftoda ku wayeen Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland Axmad Xuseen Baraki ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay dalkooda aaminaan kana shaqeeyaan horumarkiisa.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.