Dhalinyarada shaqa abuurka sameeystay Baladweyne oo Dhalinyarada kale ugu baaqay in ay ka joogaan tahriibka

0
24

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaradan oo bartay xirfadda farsamada gacanta isla markaana ka shaqeeya goobaha lagu sameeyo fadhiyada iyo jiifafka ayaa dhallinyarada kale ugu baaqay ineey ka joogaan tahriibka isla markaana ay bartaan xirfado ay ku shaqeeystaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here