Dhalinyarada Sameeya Jiifafka Guryaha oo ka warbixiyay sida ay u sameeyaan

0
50
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada badan oo bartay xirfada faryaamada ayaa waxay ku nool yihiin magalada kismaayo kuwaasoo sameeya alaabta guryaha lagu isticmaalo sida sariiraha , armaajooyinka iyo miisaska kuwaasoo si weyn looga iibsado.
Hadaba dhalinyaradaasi ayaan  kula kulmay goob ay ka shaqeynayeen waxa ay iiga warameen sida ay usameeyaan iyo sida looga iibsado.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here