Dhalinyarada qoxotiga ku aha dalka kenya dibna  ugu soo labtay magalada kismayo oo ka warbixinaya waxa iska badalay nolashooda 

0
336
Kismaayo(Waamo Radio)Dhalinyaradan ayaa waxa ay ahaayen markodi hore kuwa qoxoti nimo ugu noola dalka kenya lakin ay hatan ku qanacsan yihiin dalkoda hoyo ee soomaliya gaar ahaan kismaayo  sida ay inoo shegeen
dhanka kale waxa jiro dhalinyaro kale oo ka soo laabtay xeryaha qoxotiga ee dalka kenya oo ka qeyb qata dhismaha guryaha ee magalada kismaayo.

Waxaa Warbixintaan inoo soo jeedinaysa:-Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here