Dhalinyarada Qashinka ka aruuriyo xaafadaha kismaayo oo codsaday iney helaan Waxbarasho .

0
79
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa jiro dhalinyaro da`yar oo kunool magaalada kismaayo kuwaas oo nolol maalmeedkooda ka raadiya iney xaafadaha kala duwan ee kismaayo ka qaadaan qashinka iyagoo geeya qashinkaasi goobaha loogu talagalay qashinka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here