Dhalinyarada oo loogu baaqay in ay kordhiyaan hamigooda Siyaasadda

0
299
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool deeganada Jubbaland ayaa waxa ay muddooyinkaan dambe muujinayaan dadaallo ay ku doonayaan sidii ay u xaqiijin lahaayeen kaalintooda siyaasadda dalka ay ku leeyihiin.
Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi ayaa dhalinyarada waxa uu ku booriyay in si’ weyn ay u muujiyaan hamigooda ku aaddan siyaasadda  qeybna ay ka noqdaan hogaamiyaasha dalka.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixntaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here