Kismaayo(Waamo Radio)Khudaarta Dalkeena ka baxda waa mida ugu wanaagsan ee la isticmaalo wayna ka caafimaad badantahay khudrada la, inooga keeno dalka dibadiisa.
hadaba magaalada Kismaayo waxaa jiro dhalinyaro badan ka faa,ideysatay Shiiditaanka Khudaarta qaybaheeda kala duwan Cambaha,Babayga,Qaraha, Zeytuunka iyo Liinta waxayna u nooqotay shaqo abuur oo ay kahelaan nolol maalmeedkooda.
Dhalinyaradaan oo lahadlay waamo radio ayaa Waxaa ay inoo sharaxayaan Muhiimada Cabitaanka dalka uu u leeyahay Bulshada.
waxaa Warbixintaan inoo soo Jeedinaya Cabdiraxiim Deeq Muuse.