Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa labadii sano ee ugu danbaaysay aad u kordhay tirada dhalinyarada soomaaliyeed ee dalka ka Tahriibaya kuwaas oo gala safaro dhaadheer oo halis ah.
Waxaa jira dhalinayaro badan oo soomaali ah kuwaas oo intii ay safarka tahriibka ku jireen noloshooda ku waayay badaha iyo saxaraha Liibiya.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.