Dhalinyarada Magaalada Kismaayo oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo daminta Colaadaha

0
355

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo daminta colaadaha,islamarkaasna laga wada shaqeeyo Nabada iyo hormarinta bulshada.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here