Dhalinyarada magaalada kismaayo oo ka warbixiyey qaabka ay ugu caweeyaan xiliyada habeenkii goobaha ay bulshada iskugu timaado

0
335
Kismaayo(Idaacada Waamo)Magaalada Kismaayo oo soo martay colaado,iyo marxalado kala gedisan ayaa haatan ku tallaabsatay hormar kala duwan,waxaana xiliyada habeenki isugu soo baxa goobaha lagu caweeyo qeybaha kala duwan ee bulshada,waxaana taasi keentay wada shaqeynta ka dhaxeysa laamaha amniga iyo shacabka.
Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo oo ku caweenaya mid ka mid ah Hoteelada magaalada Kismaayoa ayaa ka waramay sida ay u caweyaan iyo waqtiga ay la qaataan axsaabtooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here