Furriinka oo saameyn muqtaqbal ku keena Lamaanaha kala tagayo

0
37
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nolosha Qoyska ayaa inta badan ku tiirsan lamaanaha oo si wadajir ah u wajaha caqabaha nolosha ayaga oo diirada saareya xanaaneynta iyo barbaarinta u wadka, sido kale nolosha qoyska ayaa ah mida lagu hilmaamo caqabadaha ku geedaman nolosha.
 
Furriinka wuxuu keeni karaa dhowr nooc oo daree ah . Furriinka waxa uu ku reebi karaa carruurta in ay dareemaan culays dareen.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here