Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaradu waa laf-dhabarta horumarka bulsho kasta. Waxay leeyihiin awood hal-abuur iyo karti ay ku gaari karaan koboc dhaqaale iyo mid bulsho.
Dhalinayaro badan waxaa hortaagan caqabado dhaqaale iyo in aqoon badan aysan u lahayn habka abuurista figrado hal abuuro ganacsi oo guulaysta waxaa ayna u baahanyihiin dhiiragalin si ay u gaaraan hamigooda ku dhisan hal abuurka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.