Dhalinyarada magaalada Jowhar oo ku baaqay in la tayeeyo Waxbarashada dalka

0
127
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tayeeynta waxbarashada waxa ay kaalin weyn ka qaadaneysa  Horumarka guud ee dalka iyo Horumarka magaalo walba oo Waxbarashadeeda la tayeeyay dhalinyarada magaalada jowlahar ayaa ku baaqay in la hormariyo waxbarashada degmada si loo helo dhalinyaro badan oo wax bartay.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here