Dhalinyarada la imanaya hal abuurada ganacsi oo ku soo badanaya Dagmada Dhoobley

0
70

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sanadihii u danbeeyay waxaa Dalkeena Soomaaliya ku soo badanaya Dhalinyarada la imanaya hal abuurada ganacsi kuwaasi oo ka maarmaya in ay dalka iskaga tahriibaan lana yimaadaan hal abuur ganacsi oo ay wax kaga badali karaan nolosha qoysaskooda.

Qaar Ka mid dhalinyrada kunool degmada Dhoboley ayaa waxaa ay deegaanka ku soo kordhiyeen ganacsiyada yar yar oo ay nolashood ku mareenayaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here