Dhalinyarada kunool magaalada Kismaayo oo loogu baaqey iney ka qeyb qaatan bilic soo celinta deegaanka.

0
121

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah dadka aqoonyahanka ee kunool magaalada Kismaayo ayaa dhalinyaradu ugu baaqay iney ka qeyb qaataan bilic soo celinta deegaanka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here