Kismaayo (Idaacadda Waamo)-qaar kamid ah dhalinyarada aqoonyahanka ee gudaha dalka wax kubaratay oo kusugan kismaayo ayaa ka hadlay doorka ay dhalinyarada soomaliyeed ku leeyihin nabada iyo dib u heshiisiinta dadka.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.