Dhalinyarada ku shaqeysta dhaqista gawaarida Kismaayo oo cabasho ka ah dadka ay gawaarida u dhaqaan

0
159

Kismaayo(Idaacdda Waamo)-Dhalinyarada ku shaqeysta xirfadda dhaqista gawaarida  magaalada Kismaayo ayaa cabasho ka ah dadka ay u dhaqaan gawaarida, Dhalinyaradan ayaa waxa ay ku dhaqaan noocyada kala duwan gawaarida ee magalada kismaayo xarunta maamul goleedka jubbaland.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here