Dhalinyarada ku shaqeysata xirfadda Timo jarista oo loogu baaqay ilaalinta Naadaafadda

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Goobaha Timajarayasha Waa goobaha Ugu Badan Ee Bulsho Kala Duwani ay ku Kullanto waxaana hadii aan si wanaagsan loo ilaalin nadaafadaay ka dhalan karaan  Cudurada La kala qaado Ee Ka Dhasha Nadaafad daradda waxaana ayadoo laga duulayo in taasi  dhicin loogu baaqay dhalinyarada ka shaqaysa goobaha timo jarista ee Magaalada Jowhar in ay nadaafada ilaaliyaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here