Dhalinyarada ku shaqeysata xirfadda harqaanka oo ku soo badanaya Jowhar

0
58
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyaro badan oo ku nool Magaalada  Jowhar   ayaa la yimid xirfaddo kala duwan oo ay ku shaqaysaan si ay umaareeyaan noloshooda iyo mida qoysaskooda ‘waxaana jira dhalinyaro bartay sida dharka loo tolo ka dibna shaqo abuur samaaystay.
Qaar ka mid ah Dhalinyarad ku shaqaysata xirada dhartolista ama harqaanka ee ku nool Jowhar ayaa ka warbixiyay ayaa ka warbixiyay shaqadooda iyo muhiimada ay leedahay in dhalinyaradu bartaan xirfado ay ku shaqaysan karaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here