Dhalinyarada ku shaqeysata xirfada xirista soolarka cadceeda oo ka warbixiyay shaqadooda. 

0
203

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qaar ka mid ah dhalinyrada ku shaqeysta Solarka ayaa warbaahinta ugu warbixiyey sida ay ugu shaqeystaan soolarka cadceeda iyo caqabadaha ay kale kulamaan.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here