Dhalinyarada ku shaqeysata xirfada dhaqista Gawaarida oo ka waramay shaqadooda

0
168
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dalkeena Soomaaliya waxaa ka tahriibay dhalinyaro badan,kuwaasoo ka cabanaya shaqo la’aan soo food saartay.
Balse waxaa jira qaar ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo ayaa waxa ay ka shaqeeyaan dhaqista gawaarida,waxayna ka warbixiyeen qaabka ay ugu shaqeeyaan bulshada magaalada kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here