Dhalinyarada ku shaqeysata Wadista Mooto bajaajta oo kusoo badanayo Jowhar

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee caasimadda Maamul Hirshabeelle waxaa marba marka ka dambeysa kusoo badanaya dhalinyarada ku shaqaysta Gaadiidka loo yaqaan mooto Bajaajka taas oo aad looga istimaalo magaalada Jowhar iyo tuulooyinka hoos taga, waxayna shaqo abuur u noqotay dhalinayaro badan oo kunool halkaasi.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here