Dhalinyarada ku Shaqeeysata Farsamada Gacanta oo Codsaday in la Caawiyo

0
39

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ka shaqeeysa horumarinta iyo dayactirka moobeelada ee ku sugan Suuqyada waaweyn ee magaalada Jowhar oo la hadlay radio Isnaay ayaa ka warbixiyay caqabado kale duwan oo kaga yimaada bulshada xiliyada shaqada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here