Dhalinyarada ku shaqaysta xirfadda cilad bixinta Gawaarida oo ka waramay shaqadooda

0
132

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah tirada ugu badan ee bulshada ayaa hadana waxaa heysto caqabado ay ka mid tahay shaqo la’aanta,Dhalinyaro waxaa jiro ku shaqeeysto cilad bixinta Gaadiidka islamarkaasna ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxay noloshooda ku maareeyaan shaqadaan ay hayaan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here