Dhalinyarada ku shaqaysta farsamada gacanta ee magalada kismaayo oo kawarbixiyay xirfadooda iyo faa’iidoyinkeeda

0
226

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Farsamada Gacanta oo kamida Xirfadaha ugu muhiiimsan wakhti xaadirkan dunida ayayna in baadan oo kamida bulshada somaliyeed ku bararugsanayn faa’iidoyinkeeda iyago ku faquuqa mararka qaar dadka ku shaqeya

Dhalinyaradan oo aan haysan qalab fiican oo ka caawiya wasoosaarkooda ayaa hadana sameeya Agab gacan kusamaysa oo Laga Isticmaalo Guryaha sida Birjikooyinka mindiyaha qalanbka bada iyo waxyaabo kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here