Dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo oo ka hadlay caqabadaha heysta Dhalinyarada Hal-abuurka leh

0
82

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada soomaliyeed ee leh hal abuurka ayaa la kulma caqabada kala duwan dhalinyarada ayaana inta badan heli garb istaag ku filan si ay u hormariyaan hal Abuurkooda taas cagsigeeda waxay la kulmaan qaarkood takoor iyagoona bushadu siinin mudnaantooda

Qaar ka mida Dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa ka hadlay sida loo hormarin karo dhalinyarada hal abuurlka leh caqabadaha hortaagan iyo sida looga gudbi karo hadaladoodiina waxa kamid ahaa .

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here