Dhalinyarada ku nool kismaayo oo ka hadlay sidii deegaanka shaqo loogu abuuran lahaa

0
139
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dalka soomaaliya oo ka soo kabanaya burburkii ku dhacay isla markaana dhalinyarada waxbaratay ee xirfadaha ganacsi leh ay dalka kusoo badanayaa dalka, waxaa jirto dhalinyaro badan oo ka cabanaya shaqo la`aan iney ka jirto dalka.
Hadaba waa kuwaan qaar kamid ah Dhalinyarada wax bartay ee ku nool magaalada kismaayo oo ka hadalaya sidii dhalinayarad shaqo abuur ugu sameysan lahaayeen iyagoo joogo dalkooda oo aan dibada u bixin.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here