Dhalinyarada ku nool Kismaayo oo ka hadlay qaabka Loo Hormarin karo Dhalinyarada

0
238
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-bur burkii soomaray dalkeena Soomaaliya waxa uu saameyey dhamaan goobihii waxbarada dalka, intaa ka dib waxaa soo badanayey dhalinyarada Soomaaliyeed oo xili kasta ka cabanaya shaqa la’aan taala dalka,walow dalkeena Soomaaliya uu haatan si wanaagsan uga soo kabanaya dhacdooyinkii xumaa ee uu soomaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here