Dhalinyarada ku Baladweyne oo nolol maalmeedka qoysaskooda ka mareeya kala iibinta Xoolaha

0
48

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ka shaqeeysato Suuqa Xoolaha Xaafada Howl wadaag ee magaalada Baladweyne iyaga oo ku shaqeeysto Xirfada Dalaalnimada si ay ugu helaan nolol Maalmeedka qoysaskooda.

Dalaalka ayaa u dhexeeyaa qofka iibsanaya xoolaha iyo kan laga iibinayo waxaana uu labada dhinac kala hadlaa qiimaha ku haboon ee ay ku qanacsanyihiin.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here