Dhalinyarada  Kismayo oo ugu Baaqay Ganacsatada Jubaland in ay maalgashadaan xeebaha magaalada Kismaayo 

0
348
Kismaayo(Idaacada Waamo)Dumida Waxey Kutartantaa Bilcda Magaloyinka Gaar Ahaan Kuwa Xebaha Leh Kuwaasi Oo Noqda  Melaha Loo Dalxiistago Waxana Ay Ganacsatada Dunida Sameyaan Sida Ay Ooga Faideysan Lahayeen Maglyinka Xebaha Leh
Somaliya Oo Leh Xeeb Aad Udheer Magalyin Badadan Oo Ay Kamid Tahaya Magalada Kismayao Ay Kuyalaan Dhul Xebeed Aad Udheer Oo Aan Badana Laga Faideysan
Dhalinyarada Kunool Magalada Kismaayo oo Iyaga Mararka Qaar U Dalxiis Tago Xeebaha Magalada Kismayo  Iyo Deganad Kudhaw Dhaw Ayaa waxey Ganacstada Somaliyeed Gaar Ahaan Ganacsatda Rer Jubbaland Ay Ugu Baqeen In Ay Maal Gashadaan Xebaha Magalada Iyo Deganada Kudhaw Dhaw.
R/W,Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here