Dhalinyarada Kismaayo oo u dalxiis taga Deegaanka Wirkooy

0
64

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Wirkooy ee Gobolka Jubbada hoose ayaa ka mid ah deegaanada dalxiiska ku haboon ee dhaca Jubbada hoose waxaa uuna deegaankaan leeyahay goobo kala duwan kuwaas oo ay dadku ku dalxiisaan.

Inta badan dhalinyarada ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa deegaanka wirkoy u dalxiis taga si ay waqti qurux badan halkaas ugu soo qaadan .
waa ku waan qaar ka mid dhalinyarada u dalxiistagay deegaankaasi ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay ku doorteen in wirkoy ay u dalxiis tagaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here