Dhalinyarada Kismaayo oo soo dhaweeyay doorashada Guddoonka dhallinyarada Jubbaland.

0
311

Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhawaan ayaa la rajeenayaa in ay dhacdo doorashada gudoonka dhalinyarada Jubbalnd waxaana doorashadaasi Gadh wadeeenka ka ah Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaara jubbalnd oo inta badan xooga saartay sidii dhalinyarada jubbalnd loo gaar siin lahaa horumaro kala duwan.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintan inooga Diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here